Daawo: Xaaladaha Haweenka ku Biira Ciidanka Somaliya iyo Faaiso C.rashiid Qaabkay Dhabarka uga Jabtay (Video)

Daawo: Xaaladaha Haweenka ku Biira Ciidanka Somaliya iyo Faaiso C.rashiid Qaabkay Dhabarka uga Jabtay (Video)

daajis.com:- Haweenka ka mid noqda ciidamada Militariga Soomaaliyeed ayaa dhibaatooyin ay kasoo gaaraan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.


Waxaana haweenka ay sheegeen in ay uga nugulyihiin ragga ciidanka noqdo, dhibaatooyinka amni xumada ah ee soo foodsaarto qofka Militariga ku biiro.

Halkan ka dhagayso warbixin arinkaasi la xariira oo ay diyaarisay Wariye Sahra Cabdi Axmed, Sidoo kalana waxaa lagu waraystay Faaiso Cabdirashiid oo ka waramaysa sidii ay Dhabarka wax uga gaadheen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada