Muuqaal: Faarax Macalin oo sharafta ka Qaaday Xildhibaano ku shiray NAIROBI, Muxuuse ka yidhi Carabta iyo Farmaajo

Muuqaal: Faarax Macalin oo sharafta ka Qaaday Xildhibaano ku shiray NAIROBI, Muxuuse ka yidhi Carabta iyo Farmaajo

daajis.com:-  Siyaasiga Faarax Macalin oo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa si adag uga hadlay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo dhowaan Shir ku yeeshay Nairobi, Wuxuuna ku tilmaamay inay yihiin Shisheeye Kalkalaal.


Wuxuu sheegay inay dawladda Kenya arintaasi siwayn uga hor timid, In dalka Soomaaliya looga duulo dalkeeda, Islamarkaana arimo Dawlad nimada kasoo horjeeda laga Abaabulo, Wuxuuna sheegay inaysan Kenya iyaduna Ogolayn in dal kale lagu marti geliyo xubno kasoo Horjeeda Dawladnimadeeda.

Faarax Macalin wuxuu ka hadlay Dalalka Carabta iyo Dhibaatada ay ku yaan Soomaaliya, iyo Safarkii Madaxwayne Farmaajo uu ku tagay qaar kamid ah, Sidoo kale wuxuu ka hadlay Waxyaabaha ay ku dhaqaaqday Dawladda uu Hogaamiyo Madaxwayne Farmaajo iyo siduu u arko.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada