DAAWO: Dhalinyaro Ku Han Jabay Inay u Aar Gudayaan Dadkii Lagu Xasuuqay Muqdisho….

DAAWO: Dhalinyaro Ku Han Jabay Inay u Aar Gudayaan Dadkii Lagu Xasuuqay Muqdisho….

daajis.com:- Boqolaal ruux oo ka kala yimid Xaafadaha Magaalada Baladweyne  ayaa Manta ka ka qeeyb galay Banaabax loogu soo Horjeedo Qaraxii Lagu laayey Dadkii shacabka ahaa ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya  waxaana ka qeeyb Galay Maamulka Gobolka Hiiraan Odoyaal dhaqameed iyo Ardada waxkabarato Xarumaha waxbarasho ee ku yaalo magaaalada.

Qaar kamid ah dadkii Banaabaxa dhigayey oo la hadlay warbaahinta ayaa shegay iney u aar gudi donaan dadkii dhawaan lagu xasuuqay werarkii ka dhacay muqdisho iyago umada soomaaliyed ugu tacsiyadeeyey dadkii ku waxyeeloobay qaraxaasi.

Dadka banaanbaxa dhigay ayaa cambaareynaya isla markaana aad iga xun qaraxii dadka badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada