MUUQAAL: Xaalada Soomaalidii Loo Qaaday Turkiga iyo Safiirka Soomaaliya oo aan ka Seexan Arintooda

MUUQAAL: Xaalada Soomaalidii Loo Qaaday Turkiga iyo Safiirka Soomaaliya oo aan ka Seexan Arintooda

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin ka hadlaysa Xaalada Dhaawacyadii Qaraxii Soobe ee lageeyay dalka Turkiga, Sida ay u kala Culusyiin iyo Sida loola Tacaalayo Xaaladooda.


Safiirka dawladda Soomaaliya ee Turkiga Jaamac Cabdullahi Caydiid oo aan Hadhsan intii dhaawacyada la keenay, ayaa ka Warbixiyey Xaalkooda iyo Sida ay u kala Culusyihiin, Waxaana sidoo kale Qayb wayn ka qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta dalkaasi Turkiga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada