Daawo Muuqaal: Taliyaasha ciidamada oo Booqday Warshadda Qalabka iyo Dharka Ciidanka soo saarta ee Xamar

Daawo Muuqaal: Taliyaasha ciidamada oo Booqday Warshadda Qalabka iyo Dharka Ciidanka soo saarta ee Xamar

daajis.com:- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas Cabdi weli Jaamac Gorod iyo Saraakiil uu hoggaaminayo, ayaa maanta Booqasho ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen xasan Cusmaan iyo Sarakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta.


Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga iyo Asluubta, ayaa Waxay kormeereen Warshadda Soo saarta qalab Xafiseedka, dharka Ciidanka Asluubta iyo kan Maxaabiista, agabka dhismaha iyo qalabka guriyaha, waxaana Warshadaan ka howl gala maxbiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar iyo saraakiil Ciidankaasi ka tirsan.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada