Sawiro: Al-shabab oo Odayaal u tababaray toogashada

Sawiro: Al-shabab oo Odayaal u tababaray toogashada

daajis.com:- Xarakada Al-shabaab ayaa Odayaasa Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe u qabtay tartan dhinaca toogashada ah iyada oo lagu tartamayay toogashada qoryaha AK47.

Fagaare ku yaalla Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ayaa la isugu geeyay tiro dad ah oo daawadaal ka ahaa tartanka Odayaasha ee dhinaca toogashada la xiriira.

Al-shabaab ayaa Odayaashan horay ugu tababaray dagaalka,waxaana tartankan loogu talagalay in lagu ogaado heerka toogashada Odayaashan oo Ciidan ahaan loogu talagalay.
Al-shabaab waxaa ay inta badan tababaraan Odayaasha Haweenka iyo dhallinyarada degaannada ay ka maamulaan dalka iyaga oo ugu talagalay in ay ka qeyb qaataan dagaalka ay kula jiraan Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada AMISOM.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada