MUUQAAL: Orodkii ugu Xiisaha Badnaa oo lagu qabtay Muqdisho iyo Cabdi Bile Cabdi oo ka hadlay waxa dhacay

MUUQAAL: Orodkii ugu Xiisaha Badnaa oo lagu qabtay Muqdisho iyo Cabdi Bile Cabdi oo ka hadlay waxa dhacay

daajis.com:-  Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada mUqdisho orod ah oo lagu maamuusaaye 6-da April oo ah maalinta caalamiga ah ee Ciyaaraha iyo Nabadda aduunka iyo sidoo kale maalinta Ciyaartoyda Soomaaliyed waxaana furitaanka tartankani oo goob joog ka aha Orodyahanka Soomaaliyed ee Cabdi Bile Cabdi.

Illaa 357 dhalinyara ah oo matalaye 17ka Degmo ee Gobolka Benaadir iyo xirrirka Olympikasa ayaa ka qeyb galay tartankani iyagoo ordayay masaafa gaareysa 3Kiilo mitir oo isku xirta Isgosyada KM4 iyo Daljirka Dahsoon waxaana kaalinta koowaad ku guuleystay Orodyan Cali Iidow Xasan oo ka mid ahaa dhalinyarada maanta ka qeyb gashay Tartanka Muqdisho Mini Maradon.

Orordyahanka Soomaaliyed ee Cabdi Bile Cabdi oo ah shaqsigii ugu horeeyay ee isagoo matalaya magaca Soomaaliya ku guulestay tartanka ororada aduunka xiliyadii berisamaadkii ayaa waxa uu tilmaamay in dhalinyarada ay mudan yihiin garab istaag dhab ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada