DAAWO MUQAAL:-Yaxaasyadasii ugu badnaa taarkiida ee kabaxsada goob lagu xanaaneynayay.

DAAWO MUQAAL:-Yaxaasyadasii ugu badnaa taarkiida ee kabaxsada goob lagu xanaaneynayay.

Kadib Markii Roobab Xoogan Oo Dhaliyay Inuu Fataha Wabiga Mara Gobolka Limpopo Ee Dalka Koofur Afrika Ayaa Waxa Baxsaday Oo La Wayay 15,000 Oo Yaxaas Oo Lagu Xanaaneyn Jiray Beer Kaabiga Ku Haysa Wabiga Mara Gobolkaas Gaar Ahaan Degaan Ku Dhaw Xududa Ay Wadagaan Wadamada South Africa Iyo Botswana.

Yaxaasyadan Ayaa Lagu Arkay Qarkood Iyago Dhax Socda Ama Maraya Wadooyinka Xaafadaha Iyo Dhulka Beeraha Ee Ku Dhaw Xuduuda Labada Dal Xita Qarkood Waxay Dhax Galeen Xarun Iskuul Ah Oo Ay Dadka Wax Ku Bartaan.

Milkiilaha Yaxaasyada Ku Jiray Beerta Rakwena Crocodile Ayaa La Sheegay In Yaxaasyadan Tirada Badan Uu Ugu Tala Galay Inay Dadka Usoo Dawasha Iyo Dalxiis Tagaan Si Uu Dhaqaala Ugu Helo.

Ninkan Milkiilaha Oo Dhalasha Ahaan Kasoo Jeeda Dadka Cadaanka Ee Laga Tirada Badanyahay Horayne Usoo Gumeeystay Dalka Koofur Afrika Ayaa Ujeedoyin Dhawr Ah Ka Laha Xanaaneynta Yaxaasyada Mida Kowaad Oo Ah Dalxiiska”Iyo Dadka Reer Koofur Afrika Qarkood Oo Cuna Hilibka Yaxaaska Iyo Sidoo Kale Maqaraha Yaxaaska Oo Laga Iibiya Shirkadaha Sameya Dharka Sumanka Iyo Kabaha.

Boqolaal Ciidamada Police-ka Iyo Milatariga Koofur Afrika Ayaa Baadi Goobaya Kumanaanka Yaxaasyada Ah Ee Baxsaday Iyadoo 7600 Kamid Yaxaasyada La Qabtay Dibna Loogu Celiayay Beerti Lagu Xanaaneyn Jiray Walow Aya Tira Inaa La Ek Wali Maqanyihiin Baadi Goobkoodane La Wada


 DAAWO SAWIRADDA YAXAASYADA,  RIIX  HALKAAN 


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada