IGAD oo Taageertay Qorshaha Dawladda Somalia

IGAD oo Taageertay Qorshaha Dawladda Somalia

Shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa lagu sheegay in urur goboleedka IGAD uu taageeray qorshaha mudnaanka koowaad siinaya waxyaabaha u ay doonayeyso in dawladda Somalia ay fuliso.

Dhinaca kale, waxaa jir jaraa'id wada qabtay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Fawzia Y. Xaaji Aadam iyo Wasiirka Afrika ee Britian, Mark Simmons.

Labada mas'uul waxay ka wada hadleen shirka arrimaha Somalia ee bisha May ka dhici doona magaalada London.

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada