DAAWO MUUQAAL:-LAYAABKA DUNIDDA:- Waligaa ma aragtay Dhul dhalaaya Canug ama Nuune !!!!!

DAAWO MUUQAAL:-LAYAABKA DUNIDDA:- Waligaa ma aragtay Dhul dhalaaya Canug ama Nuune !!!!!

Koonka ama dhulka aan ku noolnahay waxa uu alle ku beeray Mucjisooyin kala duwan, Aduunka waa Imtixaan dadkuna wey jilaayan Haddaba Dhacdadaani waa mid sax ah waxa ayna ka dhacday Dalka Hindia gaar ahaan dhul-beereed oo ay kunoolayeen xoolo dhaqato  waana mid tusaale u ah Bani’aadamka ama aadanaha uu Eebe uumay waxaana laga yaaba inad aragteen dhacdo Ceynkaani ah amaba kasii daran.

Sida laga soo xigtay Wargeys laga leeyahay dalka Hindia ayaa waxa uu qoray in Haweeney Xaamilo ah oo dalkaasi u dhalatay ay Mar qurah dhulka ku miriqday ama gashay mana lagu arkin nolol iyo geeri toona Balse waxaa la arkay Canugii ay caloosha kuwaday oo alle amarkiisa dhulka ‘’Dhalay’’ halkii laga sugaayay in haweeneydaasi la arko muuqaalkeeda Hayeeshee Dhacdadaani ayaa dadka Reer Hindia u noqotay mid layaab ah waxa ayna Tusaale u noqoneysaa Aadanaha.

Haddaba Muuqaalka Dhulka dhalay Nuunaha ama Canugga waxad ka Daalacataan am aka eegtan Hoos.


DAAWO SAWIRADDA CANUGA YAR  RIIX  HALKAAN 


1- Muuqaalka koowad waa Canugga oo meel fog idinkaga muuqanaaya Raac Falaarta madoow kadibna eeg muuqaalka canugga oo meel fog ah
2- Muuqaalka Labaad Raac ama Fiiri Falaarta Madoow waxa kuu muuqda waa Canugga oo Soobaxaaya NB. Fiira gaar ah Canugga Madaxiisa waxaa ka hoos muuqda Dhicaan ama Biyaha uu Canugga ku dhex-noola waxaana meesha kaga muuqda Canugga oo soo baxaaya
3- Muuqaalka Saddaxaad waa Canuga ama nuunaha oo dhiiqo ama Caro ay ka buuxdo korkiisa waxaana gacanta ku haaya dad goobta ku sugnaa NB. Fiira gaar ah Nuunaha gadaashiisa waxaa kaga muuqda halka laga soo saaray iyo Dhicaanka
4- Muuqaalka Afaraad waa Muuqaalka Canugga oo ay gacmaha ku hayaan dad goobta Mucjisada ay ka dhacday ku sugnaa NB. Fiira gaar ah waxaa hoos kaga muuqda Muuqaalka nuunaha ama canugga
5- Muuqaalka Shanaad waa Muuqaalka Canugga oo loo meyraayo ama ladhaqaayo isaga oo ay korkiisa ka muuqato Dhiiqadda
6- Muuqaalka Lixaad waa Muuqaalka Nuunaha ama Canugga oo ooynaaya waxaana korkiisa kuyaala Dhaawac
NB. FIIRA GAAR AH:- Qoralkaani waxaa laga soo turjumay Wargeys kasoo baxa Dalka India waxaana qalinka u qaatay Wariye Anwar Bakhiit, Daabacaadunna waa Shabakadda Soomaalidamaanta.com oo had iyo jeeral aad kala soctaan Dhacdooyinka Caalamka
Xigasho:calanka24.com

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada