Daawo Tuugo ceebeeysay ciidamada Booliiska magaalada Paris habenkii sandka cusub uu soo galayay (Daawo Dhibka dhacay+Warbixin)

Daawo Tuugo ceebeeysay ciidamada Booliiska magaalada Paris habenkii sandka cusub uu soo galayay (Daawo Dhibka dhacay+Warbixin)

tuugo

Waxaa dhac cajiib ah loo geeystay Dukaanka lagu iibiyo qalabka qaaliga ah ee Apple-Store qeeybtiisa dalka Faransiiska gaar ahaan magaalada Paris .Shirkada Apple oo laga leeyahay dalka Mareeykanka laamaheeda ku yaala dalalka Yurub waxaa loo waardiyeeyaa xili kasta si weeyn. 

Ciidamada Booliiska magaalada Paris ayaa waxaa lagu eedeeyay habeenkii sanadka cusub saacado ka hor inta uusan dhalan in ay dayaceen ama iska iloobeen xilkii Amniga ee ka saarnaa Baqaarka weeyn ee shirkada Apple-Store ee magaalada Paris .

4 Nin oo Qoryo ku hubeeysan ayaa Dukanka hortiisa gaari soo dhigatay waxeeyna dhaceen dhamaan Moobiladii iyo qalabkii qaaliga ahaa ee halkaas yaalay kaas oo qiimihiisa lagu qiyaasay in ka badan hal Milyan oo Euro. 

Qalabka laga dal dalshay Shirkada Apple ayaa u badnaa Telefoonada gacanta ee iPhone & iPad waxaana ku jiray sidoo kale Kumbuyiitaro casri ah oo aan weli bacda laga furin. 



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada