Fanaanadda Nimco Yaasiin oo La Aqalgashay Wiil 25 Jir ah Aroos Qurux Badana u Dhigtay++(VEDIO)

Fanaanadda Nimco Yaasiin oo La Aqalgashay Wiil 25 Jir ah Aroos Qurux Badana u Dhigtay++(VEDIO)

Nimco yasiin
Fanaanadda Codka Macaan Nimco Yaasiin Ayaa La Aqal gashay Wiil 25 Jir ah oo Ay Ka soo Xulatay  Mid Ka Mid ah Dalalka Qaarada Afrika.

Fanaanadda ayaa Xaflad Balaaran Ku Qabatay Magaalada London Waxaana Ka Soo Qayb Galay Fanaaniin Wariyaal Iyo Shacab aad u Fara badan


Halkaan ka  Daawo Xaflada Nimco yaasiin.
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada