Gabar Muslimat ah oo Aqoonteeda Gaartey PHD kadib mareykanka xabsiga dhigay. Sababtu maxey tahy??

Gabar Muslimat ah oo Aqoonteeda Gaartey PHD kadib mareykanka xabsiga dhigay. Sababtu maxey tahy??

Drs Aafia Siddiqui, waa gabar dhaqtarad pakistan u dhalatay waxay shahaadada PhD ka qaadatay cilmiga caafimaadka gaar ahaan qeybta Neurology.. 

Waa qofka kaliya ee jaamacada Havard ka qaatay Phd in neurology,waa xaafidul quraan dowlada marekanka ayaa ayago ka xun qof muslim ah heerkaas gaaray ayay ku eedeyen inay argagixisada la shaqeeso kadibna kasoo afduubay pakistan kuna xiray xabsi qarsoodi ah oo rag ku xiran yihiin halkaas ayaana loogu geestay jirdil iyo fara-xumeen aan joogsi laheen ilaa marki dambe uu ku dhaco xanuun xaga maskaxda ah ugu dambeestiina ay xusuusta ka lunto.

Allah waxaan uga baryeena inuu cadowga gacantooda kasoo furdaamiyo walaashen muslimada ah.


Fadlan haka tagin adiga oo aan u duceen Aamenta ku kaba mahadsanid

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada