John Terry oo kooxda Chelsea ugu baaqay in Number-Ka 8 Lampard Qaanada kooxda lagu sii haayo.....

John Terry oo kooxda Chelsea ugu baaqay in Number-Ka 8 Lampard Qaanada kooxda lagu sii haayo.....


John Terry ayaa ugu baaqay kooxda Chelsea in meel la dhigo  oo aan lagu ciyarin maaliyada NO.8 ee Frank Lampard si loo sharfo.

taageerayaasha Chelsea ayaa codsadeen  in Lampard lagu sii hayo Stamford Bridge oo heshiis laga saxiixdo ayuu misane ka madax adeegay milkiilaha Chelsea waxaana hubaal noqtay in Lampard uu ka tagayo Chelsea xagaagan.

Sidaa darteed waxa uu dalbanayaa John Terry in marka uu Frank Lampard ka tago kooxda aan lagu ciyaarin maaliyadiisa NO.8 isla markaana meel la dhigo si loogu sharfo, waxa uuna Lampard ku jiraa saadiisii ugu dambeysay 12-sano uu ku sugnaa garoonka Stamford Bridge ee kooxda Chelsea, haddaba malaga yaabaa in Chelsea ay meel dhigto oo aysan cid kale ku ciyaarin maaliyada NO.8 iyadoo ku sharfeysa rugcadaagooda Frank Lampard
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada