Justin Bieber Oo Kumanaan Dad Ah Ku Soo Jiitay Hees Jacayl Ah Uu Ka Qaday Club Ku Yaal New York Daawo HD Video Live 2013

Justin Bieber Oo Kumanaan Dad Ah Ku Soo Jiitay Hees Jacayl Ah Uu Ka Qaday Club Ku Yaal New York Daawo HD Video Live 2013

justin bieber

Fanaanka da,ada yar ee ka soo jeeda Canada Justin Bieber ayaa kumanaan dad ah ku soo jiitay hees jacayl ahayd uu dhawaan soo saaray taa oo dad badan ay aad ula dhaceen kidib markii uu ka qaaday Club ku yilay Magalada New York

Fanaanka ayaa heestiisaa waxaa ay noqtay mid aay dad badan ku sheegeen heestii sanadka waxana Bnadhigaa uu ku qabtay New yourka si toos loogala socday TV CBS halkaa oo dad badan kala socdeen waxana habeenki xalay si wayn looga dareemayay xarunta uu showgaa ku qabtay mid aad mashquul u ah .

Bandhigaa oo qayb ka ahaa Bandhigaya aay qabanayeen Fanaaniin kala duwan ayaa ku soo aadaya xili mudooyinkaa Booliiska baadi goobayeen Fanaankaa walow dhawaan hooyadiis codsatay in cafis loo fidiyo waxana loo haystaa Fal dil ah uu gaystay 2008dii.


Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada