Juventus oo u dhaw inee la soo wareegto David Villa

Juventus oo u dhaw inee la soo wareegto David Villa

David Villa oo u jeestay dhinaca horyaalka Talyaaniga ee kooxda Juventus, warbaahinta dalka spain oo shaaca ka qaaday in labada koox ee u socdaan wada hadal.
Isbuucii hore  waxaa lala xariirinaaye Villa inuu ku biiro kooxda Arsenal, laakin hada Tartanka waxaa ku soo biiray kooxda Juve oo dooneeso in laacibkaan keento magaalada Torino, juve ayaa waxaa ka dhaawacmay laacibka Amaahda ugu joogo Nicklas Bendtner oo iska leh kooxda Arsenal.
Juve oo ayaa ka quusatay inee hesho laacibkii hore kooxda Chelsea D.Drogba oo haatan u dhaw inuu ku biiro kooxda AC Milan , sidoo kale Villa waxaa lala xariirinayaa Kooxda Atletico Madrid si uu badal ugu noqdo Radamel Falcao.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada