Layaab ka Aduunka: Sawir Uu Sawiray Daanyeer Artist ah Oo Lagu Kala iibsanayo Aduun Lacageed Oo Gaaraayo Kun Dollar

Layaab ka Aduunka: Sawir Uu Sawiray Daanyeer Artist ah Oo Lagu Kala iibsanayo Aduun Lacageed Oo Gaaraayo Kun Dollar

Daanyeerkan oo lagu magacaabo Clay, wuxuu awoodaa inuu wax u sawiro sida bani adamka oo kale tusale hadan u soo qaadano sida amin amir (amin arts). Sawirada uu sawiray daanyeerkaan ayaa waxaa lagu Kala iibsanaayaa suuqyada lacag gaareysaa USD$ 1,000 kun dollarka mareykanka ah.

Clay wuxuu leeyahay hobi ah inuu wax sawiro, uuna riinjiyeeyo. Lakin sida caadiga u ah artist yaasha kale, daanyeerkan oo 25 jirka ah  ma jeclo inuu wax ku sawiro meelaha la buux-buuxo.

" Wuxuu jecelyahay inuu wax sawiro markey dadka dhan ka kala tagaan, waxaan tusinaayaa kaliya wadada, kadibna waan isaga tagaayaa markaan u soo laabtana waxaan imaanaaya asagoo dhameeyay sawirista oo qatar ah. ayuu yiri  photographerka lagu magacaabo Mika Roberts, sida lagu daabacay mirror, Isniinti (28/01/2013)".


Daanyeerkaan Oo Lagu Magacaabo Clay Waxaa lagu ilaaliyaa amaankiisa alam Florida, midhaa waxa laga baqayaa in laxado daanyeerkaan bani adamka camal wax u sawiraayo.

Awalkiisa hore waxaa laga helay daanyeerkaan xariifka ah laboratorium lagu magacaabo The Dungeon Oo lagu daweynayay marlaga soo qabtay duurka asagoo tabcaan ah.

W/Q: Adan Yo



_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada