Lil Wayne Iyo Quincy Jones Oo Dagaal Faneed Ka Dhax Qarxay.

Lil Wayne Iyo Quincy Jones Oo Dagaal Faneed Ka Dhax Qarxay.

Lil Wayne oo ah fanaan wayn ayaa kharka u saran in ay isku dhacaan Raabistaha kale ee Quincy Jones kidib markii heeso uu leeyahay Quincy Jones uu si xatooya ah u adeegsaday Fanaanka kale ee Lil Wayne.

Lil Wayne ayaa isticmaalay Music astaan u ahayd iyo heeso uu leeyahay Fanaanka kale ee Quincy Jones xili uu soo saaray Filim documentary ahaa waxuuna sheegay in uusan jirin wax fasax ah oo iga haystay ayuu yiri Quincy Jones oo si xanaaq eh TMZ ugu waramay.

Lil ayaa asiga inkirsan arintaa waxa uuna sheegay in asiga uu leeyahay Heesaha uu adeegsaday islamarkaana uu ninkaa damacsan yahay waxyaabe kale waxana uga digay in uusan isku dayin in uu dadka ka indho tiro wax muuqda oo aan marqaati u baahnayn.

Labadaa Fanaan ayaa hada ka hor sidaa oo kale iskugu dhacay waxa ayna arintooda ahayd mid muda soo jiitamaysay walow markii danbe dacwadooda ay qaaday maxkamad waxaana la sheegay in iminkana laga yaabo in mar akle dacwadooda furanto. ._______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada