Mancini Iyo Balotelli Oo Heshiiyay Lagana Dareemayay Sidii Layaabka Laheyd Ee Xalay Garoonka Kuso Galeyn Iyagoo Gacmaha Is Haystaan

Mancini Iyo Balotelli Oo Heshiiyay Lagana Dareemayay Sidii Layaabka Laheyd Ee Xalay Garoonka Kuso Galeyn Iyagoo Gacmaha Is Haystaan

Dhacdadii dhax martay tababare Roberto mancini  iyo Balotelli ayaa kuso dhamaatay mid farxad kudheehan tahay kadib malmihi lasoo dhaafay muran is qab-qabsi ah ay dhax martay  xili ay kuguda jireen tababarka isbuucaha ah ay lahaayeen nadigu, murankaas ayaa waxaa dhax galay  madaxda naadiga Manchester City oo xalay garoonka laga daremay farxadooda.

Ciyaartii FA Cup ka ee xalay Man City iyo kooxda Watford ay dhaxmartay  ayaa waxaa  soo galay ciyaarta iyadoo ay 20-daqiiqo ka harsan tahay markii lagu beddelay Dzeko, waxaana la arkayay Tababare Roberto Mancini iyo Weeraryahanka reer Talyaani Mario Balotelli oo gacmaha is heysta oo wada faraxsan, ka gadaal gacan ka hadalkii ku dhex maray tababarka Naadiga.

Manchester City ayaa jaratay tikitkii ay kaga qayb gali lahayd wareegga 4-aad ee FA-ga kaddib markii  caawa ay 3-0 kaga badisay kooxda Watford City oo uu watay Gianfranco Zola.

Labada gool ee kale ee City ayaa waxaa u kala dhaliyay Gareth Barry iyo Marcos Lopez.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada