Nin 10 Sano Oo Xarig ah Iyo Lacag Ganaax ah Ku Muteeystay Dambi Yar

Nin 10 Sano Oo Xarig ah Iyo Lacag Ganaax ah Ku Muteeystay Dambi Yar

Nin u dhashay dalka Australia ayaa 10 sano oo xarig ah  iyo lacag 2 Milyan oo lagcgta Dalkaasi ah ku muteystay ,kadib markii uu ka nixiyay gabar yar oo ay daris ahaayeen, taasoo naxdintii darteed u suuxsaneed ku dhwaad mud 1 Saac ah.


Ninkaan ayaa ka soo muuqaday mid ka mid ah Maxkamaadah a dalkaasi Ausrralia,kadib markii lagu soo oogay in u galay dambi weyn oo ka dhan ah bini’aadan nimada.
 
Boliiska Dalka Ausrralia ayaa sheegay in ninkaasi uu si xun uga nixiyay gabar yar oo 10 Sano jir ah ,isgoo gadaal uga yimid kadib wah ku dhahay ,haseyeeshe gabdhuna aysan ka fileyn meesha ay joogtay in uu joogo qof kale,tasoo kentay in gabdhii ay naxdin darteed istaag ka dhacay ,islamarkaan ay mir beesha ku dhawaad mudo hal saac ah.


Nnkaasi oo 32 sano jir ah yaaa magaciisa lagu sheegay Tyson Dagley,waxeyna lagu xukumay 10 Sano oo Xarig ah iyo lacg dhan 2 Milyan oo lcagta Dalkaasi ah.


Ehelada gabaadhaasi ayaa si xun uga carooday falka uu ku kacay Tyson Dagley oo deris ay ahaayen gabdhaasi oo hjatan la shegayin laga soo saaray isbitaal lagu daweenayay.
 
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada