Rihanna oo la soo ogaaday marka Chris Brown isku xanaqan in ay aad u isticmaasho waxyaabaha Daraagiska ah

Rihanna oo la soo ogaaday marka Chris Brown isku xanaqan in ay aad u isticmaasho waxyaabaha Daraagiska ah

Rihanna
Fanaanada caanka ah ee Rihanna ayaa la soo ogaaday in ay aad u isticmaasho waxyaabaha muqaadaraadka marka ay isku soo xanaaqaan Saxibkeed Chiris Brwon .


Xog raadin la sameeyay ayaa lugu ogaaday waxana la sheegay in ay marka ay isku xanaaqaan aad u isticmaasho waxyaabaha muqaadaraadkaa iyadoo isku dhaafisa sida la leeyahay xanaaqa ay u qaaday saxibkeed.


Inkastoo aan iyada aan wax laga waydiin hadana dadka arimahaa daraasaadka ku sameeyay ayaa sheegaya in ay sababta ay u adeegsato tahay iyadoo aan dulqaad u lahayn in ay xanaaqa ay u qabto go,aan ku qaadato ayay si isku ilowsiis ah u isticmaashaa .


Chirs Brwon oo ah jacaylka Fanaanada ayaa isbuuucaan la sheegay gudahiisa in uu mar la kulmay xili mudooyinkaan aan sidaa xariirkooda ahayn wixii ka danbeeyay markii xafladii habeenkii sanadka cusub isku dhaceen hayeeshee hada ayaa la sheegay in ay heshiis wada gaareen.

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada