Shahrukh Khan Iyo Anushka Sharma oo noqday acatarda jilida Filimada jacaylka ku wanaagsan

Shahrukh Khan Iyo Anushka Sharma oo noqday acatarda jilida Filimada jacaylka ku wanaagsan

Labada Actar ee Anushka Sharma iyo Shahrukh Khan ayaa noqday actarada ugu wanagsan xaga jilida Filimaanta jacaylka Actarada Dalka Hindiya daraasaad la sameeyay .


Actarada Hindigaa ee Anushka Sharma ayaa sheegtay in intii ay filim jilaysay Actarkii ugu jaclayd uu ahaa Shah Rukhan waxa ayna tilmaamtay in Filimkii Rab Ne Bana Di Jodi iyo Jab Tak Hai Jaan labadaaba ay xasuus gooniya ku reebeen .


,,,,,Waxaa i waydiisay sul,aal sax ah xaqiidii Shah rukhaan waa actar aad ugu ficaan jilida jacaylka, xitaa ka sukow filimka waxaa uu soo jiidanaya dareenkaada oo xitaa dhab ayaan u jeclaaday ,ayay tiri actaradaa oo waraysi siinaysay Tv ka mid ah Tv ka howlgala New Dalhi.



Actarka SKH ayaa la sheegay in uu aad tixgalin u siiyo hawaynka waxana ay sheegtay actaradaa in ay jiraan dad badan oo u sheega in ay yihiin iyada iyo actarka kale actarada Hindiya ugu fiican xitaa waxay tilmaamtay in filimaantood noqdeen kuwa loogu iibsashada badan yahay .
_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada