Tababaraha kooxda Man.United oo shaaciyay in ROONEY uu seegi doono kulanka Liverpool

Tababaraha kooxda Man.United oo shaaciyay in ROONEY uu seegi doono kulanka Liverpool

Rooney
Tababaraha kooxda Man United oo shaaca ka qaaday in Wayne Rooney uusan safan Karin  kulanka United ay la yeelaneyso kooxda Liverpool 13-ka bishan January.

Rooney ayaa dhaawac jilibka ah waxa uu ka soo gaaray tababarka kooxda Man United ay sameenaysay Christmas Day, waxa uuna sheeganayaa tababare Ferguson in Rooney uu waqti kale oo dheeri ah sii maqnaan doono.

” Wayne weli waa dhaawac” ayuu u sheegay ESPN-TV isagoo intaa sii raaciyay ” Ma ahan mid halis ah hase ahaatee waxay qaadan doontaa waqti ka dheer sidaan moodnay, 2-usbuuc oo kale, diyaar uma noqon doono kulanka Liverpool”.
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada