Abhishek Bachchan iyo Xaaskiisa Aishwarya oo Heshiis sedax sano ah la galay shirkada Gawaarida soo saarta

Abhishek Bachchan iyo Xaaskiisa Aishwarya oo Heshiis sedax sano ah la galay shirkada Gawaarida soo saarta

daajis.com:-Lamanaha is qaba ee Abhishek Bachchan iyo Xaaskiisa Aishwarya ayaa heshiis sedax sano ah la gaaray shirkad gawaarida soo saarta oo laga leeyahay Dalka Hindiya taa oo inta heshiiskaa kula jiraan u samayn doonaan barnaamijyo xayaysiisya ah .

Abhishek Bachchan ayaa lagu wadaa in uu inta heshiiskaa uu kala jiro shirkadaa uu filimkiisa cusub ee uu dhawaan soo saari doono qayb xaysiin ah shirkadaa ugu soo dari doono Filimkiisaa sida jariirada S24 soo daabcday .

Abhishek Bachchan iyo Xaaskiisa Aishwarya ayaa labadooduba waxa ay barnaamijya kala duwan oo xayaysiinta shirkadaa la xariira ku qaban doonaan dalal dhoor ah uu ka mid yahay Dalka Ustaraliya .

Dhawaan ayay ahayd markii Actarka Abhishek Bachchan iyo Xaaskiisa Aishwarya ay soo sareen Filim wacyigalin ahaa oo maalgalinaysay Hay,adda UNICIF kaa oo au ku dhigeen Dalka Iskutaga Iamaraadka Carabta .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada