Fanaanadda Hodan C/raxmaan oo Guuldaro Kala Kulantay Jaceyl ay u Qaaday Mid Ka Mid ah Fanaaniinta Da’dayar+VEDIO

Fanaanadda Hodan C/raxmaan oo Guuldaro Kala Kulantay Jaceyl ay u Qaaday Mid Ka Mid ah Fanaaniinta Da’dayar+VEDIO

daajis.com:-Fanaanadda Codka Macaan Hodan C/raxmaan Ayaa Guuldaro Xoogan Ka Soo Wajahday  Jaceyl Dhab ah oo ay U Qaaday mid Ka Mid ah Fanaaniinta Da’dayar.

Sir Hoose oo ay Heshay daajis.com ayaa sheegaya In Fanaanadda Hodan C/raxmaan Ay Jaceyl dhab ah Ay u Qaaday Al-fanaan Mohamed Alta Isla Markaana Fanaaniin Badan Ku Wargalisay In Ay Guursan Doonto   Mohamed Alta Balse  Si Fudud Ugu Fashilantay

”Hodan C/raxmaan Waxay Jaceyl u qaaday Alfanaan Maxamed Alta Balse Nasiib Daro Jaceylkeedii  Waxa uu Fashilmay Kadib Markii Maxamed Alta reer Kiisa Ay Ogaadeen Fanaanadda In Ay Balwad Si saa’id ah Ay u istic maasho Sidaasi Darteedna Isaga Iyo Reerkiisa Ay Cadeeyeen In ay suura Gal ahayn Guurkeeda Sidaasi Waxaa Yiri Shaqsi La Rumaysan Karo oo  aad Ugu Dhaw Labadaasi Fanaan Balse Naga Codsaday In aan Magaciisa La shaacin.

Kalmadaasi Guuldarada Ka Muuqda Markii ay Soo Gaareen Fanaanadda Hodan C/raxmaan Waxay Durba Si Cadaw Jabin ah u soo Qaaday Hees uu Kula Lamaansan yahay Alfanaan C/fitaax yare  oo ay Ka Muuqato Ciilka ay Ka qaaday Guul daradaasi.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada