Fatima Haryaan Oo Soo Qaaday Hees Jawaab Toos Ku Ah Heestii Xamar lagu Caayay Ee iKraan Caraale Daawo Video + Lyrics

Fatima Haryaan Oo Soo Qaaday Hees Jawaab Toos Ku Ah Heestii Xamar lagu Caayay Ee iKraan Caraale Daawo Video + Lyrics

daajis.com:-Fanaanada Caanka Ee Fatima Haryan Ayaa soo qaaday hees Jawaab kulul oo toos ah ka bixisay heestii xamar ee ikraan caraale:

Erayada heesta cusub ee faatima haryan ayaa sida tan:



Waayeelkaan dibnaha furay
Asagoo da’daas jira
Dogob meel la dhigay iyo
U eg daabka yaambada

Lyrics by iftineducationm.com

Doqontaa kasii daran
Dulucdiyo u jeedada
aan dareemi karinoo
lagu diray dadkeedii


Danbi Malahan ayaduye
Waa laga danbeeyaa
Dablay daraja sheegtiyo
Daba Keenka Weeyan


Dowladii Jabuutiyo
Maxa Dariska kaa galay
Ducaduna Maxey Tahay
Maxaa lagu Dabiiba
Yaa Dagaalamaayo
Daawo looga Dhig ayaa


Xamar may dakaaminoo
Daruuraha ay mareesaayee
Doog baa hareeyoo
Dalxiis bay ku caantahayee
OO yaaa diidi karaayee
Xamar lagu daydaa mudan



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada