Angelina Jolie oo dhawaan la gudoonsiin doono Oscar lagu sharfay

Angelina Jolie oo dhawaan la gudoonsiin doono Oscar lagu sharfay

daajis.com:-Atariishada caanka ah ee Angelina Jolie ayaa lagu sharfay Oscar maadaama ay si aad u wanaagsan ay uga shaqeyso arimaha bini aadanimada.


Abaalmarintan ay Angelina heshay oo ah Academy Award,waa mid lasiiyo qof ka tirsan shirkad filimada,kaasoo howlo wanaagsan ka qabta arimaha bini aadanimada.

Abaalmarintan ayaa la gudoonsiin doonaa November 16keeda sida lagu dhawaaqay maalintii khamiista.Madaxweynaha Akademiyadan Cheryl Boone Isaac ayaa sheegay in ku dhawaaqida sanadkan shaqsiyaadka horumarka sameeyey ay noqoneyso mid aad u xiiso badan.

Angelina Jolie keliya nasiib uma yeelan in lagu sharfo abaalmarintan,waxaa sidoo kale helay majaajiliistaha Steve Martin,Atariishada Angela Lansbury iyo Piero Tosi 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada