Salman Khan oo taageeyaashiida ugu baaqay iney fariin qoraalkeedka ka joojiyaan.

Salman Khan oo taageeyaashiida ugu baaqay iney fariin qoraalkeedka ka joojiyaan.

daajis.com:-Aktarka Bollywoodka Salman Khan oo kamida aktarada ugu taageeraha badan Shirkadaan, ayaa la hadlay taageerayaashiida, isagoo ka dalbaday ineysan waqtigooda ku dhumin iney fariimo usoo diraan, maxaa yeelay ma awoodo inaan uga soo ja waabo.

Salman ayaa yiri 'waan aqriyaa fariimaha aad ii soo dirtaan dhamaantood, laakiin waxaan u sheegayaa taagerayaasheyda inaanan waqti u heyn inaan uga soo jawaabo, sidaas darteed  waqti ha isaga lumina.       

"Hadii aad iga sugeysaan inaan idiin soo jawaabo taasi ma dhaceyso maxaa yeelay  waqti uma haayo, sidaas waxaa mar kale yiri Super Star Saluu Khan.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada