Aqriso Qiyaanada Ragga Soomaaliyeed Ee maanta ay ku wadaan Dumarka soomaaliyed(Qiyaano badana Ragga somaliyed)…

Aqriso Qiyaanada Ragga Soomaaliyeed Ee maanta ay ku wadaan Dumarka soomaaliyed(Qiyaano badana Ragga somaliyed)…

daajis.com:-Aqrio warbixin xaqii  ah oo aan aad ula yabay runtii waxana is weydiyay sidan dhan maxay tahay, kadib markii uu tel isoo diray wiil sxbkeey qaali ah oo nafta inoo dhaxeyso ayaa igu yiri sxb waxaan aday safar dal dheer ee waxaan ka codsanaa sooqado warqad iyo qali waxad ii qoreeysaa.

Waxaan ku iri maxa waye markaas buu igu jawabay talefoono waye marka waxaan u codaa xaaskeyga oo dagan dalka londan ee waxaan diidayaa in ay igu aragto xaaska naago kale oo shukaansi igala dhaxeeyo.

mar qura ayaan Suaal weydiyay oo waxaan ku iri ninyahow maxaa dhacaya hadii lagu soo waco muxuusa ku jawabay, waxaa uu igu jawabay wax dhacayo malahee waxaan nacaya qeeylada iyo suaalaha faraha badan ee xaaska kaimanaya.

Runtii waxaan ku iri war xaaskaga soo gabar yar maha? markaasuu igu jawabay haa waa gabaryar, maxaa waye naagaha kale oo aad raadineysid
Suaal ayaan weydiyay waxaan ku iri naagaha kale oo aad shukaan saneysid haday ku dhahaan guur baan ka rabaa caliyow ee diyaar ma tahay ayaan ku iri, waxaa uu igu yiri maya diyaar uma ahi. miyeeysan qinaayo aheyn  dumarka masaakiinta ah oo aad beenta ushegeyso.

Waxaan arkay ama aan dareemay Ragga qaar in ay yihiin ku dumarka ka lumiya waqtiga  ayaga oo xaasa kale qaba una taag haynin mida uu beenta u ushegayo uu ku wado haasawaha beenta ah oo aan meel laheyn.

Digniin ku socota dumarka oo idil waxaan leyahay Iska ilaaliya ragga aan u socon guur dacad ah balse wada waqti dhumis iyo haasaawe aan meel laheyn.
Gaba gabo iyo gunaanad Aqritow arinkaan ka dhiibo fakarkaga adiga oo ku cabiraya heerka qiyaanada  Ragga somaliyeed oo dumarka kuwada is daba marsiis jogta ah..
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada