Daawo Arin Cajiib ah: Derbi jiif Mareykan ah oo daacadnimadiisa ku noqday Taajir

Daawo Arin Cajiib ah: Derbi jiif Mareykan ah oo daacadnimadiisa ku noqday Taajir

daajis.com:-Nin derbi jiif u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Glen James ayaa mudo saacado ah kadib ku noqday Taajir nolol wanaagsan u bilaabatay, taasoo gaarsiisay daacadnimadiisa, kadib markii uu meel Suuq ah uu ka helay lacag 40 Kun oo Dollarka Mareykanka, wuxuuna siduu u waday uu farta ka saaray Booliska.   


Arintan cajiibka ah ayaa waxay ka dhacday magaalada Boston, waxayna lacagta iyo alaabo kale oo qaali ah ay ka dhacday nin Shiinees ah, oo Booliska dib ugu celiyay.   Markii warkani laga baahiyay warbaahinta gaar ahaan TV-yada waxaa durbadiiba kooxo Internet/ka ka howlgala ee dalka Mareykanka ay bilaabeen Qaaraan u aruurin ninkaasi derbi jiifka ah loo sameynayo, iyadoo qof walba wixii uu awoodo uu bixiyay.   

Aduun dhan 100 Kun oo Dollar oo dad la dhacay aamin/nimada Glen james ay soo aruuriyeen ayaa la guddoon siiyay, ninkaasi, wuxuuna galay nolol cusub, oo uu ku helay daacadnimadiisa


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada