Axmed Madoobe oo ceeb iyo Niyad Jab xun ka qaaday shirka maanta ka Furmay Brussles(Sabab)

Axmed Madoobe oo ceeb iyo Niyad Jab xun ka qaaday shirka maanta ka Furmay Brussles(Sabab)

daajis.com:-Axmed Madoobe oo iska dhax fadhiyay Madasha shirka ka socday asaga oo lasocon waxa meesha ka socda Axmed maxamed islaan (madoobe) oo ah hugaamiyaha maamulka kmg ah ee Juba ayaa ku ceeboobay ka qayb galka shirka hiigsiga cusub ee ka socda magaalada brussless ee dalka bilgimka.

Axmed madoobe oo sida dad badaniba ogyihiin aan aqoon sida u dheer laheen ayaa waxa uu maanta ku fashilmay in uu fahmo waxa meesha ka socdo iyada oo taasi ugu wacantahay aqoon dari dhanka luuqadaha ah english iyo carabi midna uusan garaneyn.

Axmed madoobe ayaa la arkay asaga hadba dhan eegaya waxaana lagu tilmaami karaa Nin Dhagool ah oo Suit qurxoon soo xirtay iska soo xaadiriyay madal ay dad badani joogaan Axmed madoobe oo horay u ahaa askari ayaa maanta ceeb dhaxda kaga jira isaga aan af aqoon caalamka.

SHEEKADII DHEXMARTAY  FAROOLE IYO AXMED MADOOBE EE SHIRKA BELGUIMKA:::::::

Axmed Madoobe: War Faroole, Maanta Dhan Gaaladu Waa Hadlayeen,Maxay Sheegeen Bal Igu Celi?
Faroole: Adeer Iga Wareeji,Waa Adigii Igu Balan Furay Shirkii Addis Ababa, Ma Garanayo Gaaladu Waxay Sheegeen Iyaga Waydii.
Axmed Madoobe: Haye Kan Muxuu I Leeyahay I Dul Taagan?
Faroole: Waxaa Uu Ku Leeyahay Maxaa Soomaaliya Ka Keenay Oo Halkan U Timid….. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada