Baro:- Sababta allah u abuuray Doofaarka, hadana xaaraan uga dhigay hilibkiisa,waad la yaabi doontaa jawaabta: VIDEO

Baro:- Sababta allah u abuuray Doofaarka, hadana xaaraan uga dhigay hilibkiisa,waad la yaabi doontaa jawaabta: VIDEO

daajis.com:-Qof walba oo Muslim ah iyo qaar badan oo ka mid ah gaalada waxa ay ogyihiin in Doofaarku yahay nijaas in hilibkiisa la cunaana ay tahay xaaraan ka reebban diinta Islaamka.

Ilaahey waa ma qaldame, wax walbo oo uu jideeyana xikmad iyo aqoon isaga u gaar ah oo insaanka faa’iido u ah ayaa ka danbeysa, Balse ayadoo taasi jirto, waxaa mar walba la is weydiiyaa, in badana ay gaaladu kusoo ganbadaan su’aalo xujo ay ka dhiganayaan,
kuwaasoo ay ka mid yihiin:

Muxuu allah u abuuray Khaansiirka/Doofaarka?

Muxuuse xaaraam uga dhigay hilibkiisa maadaama uu aduunyada ku abuuray?

Dadka kumanaan sano cuno hilibkiisa ee gaalada ah maxey wax dhibaato ah ugu dhici waayeen, hadii dhibaato darteed loo xarimay?

Hadii meel lagu xanaaneeyo oo raashin caadi ah la siiyo, xalaal ma noqonaa? maadaama sababaha loo xaaraantinimeeyay ay ka mid tahay in uu saxaradiisa dib u cuno?

Dhamaan su’aalahan ayey ku doodaan kuwa aan aaminsaneyn diinta islaamka iyo xikmada abuurista eebbe.

Balse Shiikh caan ah ayaa dhamaan su’aalahan u helay jawaabo mucjiso ah, taasoo qof walboo daawada isla markaana fahma aad uga fajacin doonta.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada