Beyonce oo Masraxa kasoo dhacdy kadib markii kufsi lagu sameeyay.

Beyonce oo Masraxa kasoo dhacdy kadib markii kufsi lagu sameeyay.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Beyonce ayaa arin layaab leh la kulantay xili ay xaflad weyn oo  heeso ah ay ka dhigeysay magaalada São_Paulo ee cariga Brazil, waxaana falkaan foosha xun kula kacay fanaanada mid kamida taageera yaasheeda.


Taageerayaasha ayaa kusoo dhowaaday fanaanada, waxaana fursadaas ka faa-iidystay ninka falka kucay, kaas oo qaab waali ah ugu booday fanaanada iskuna daya xitaa inuu dhunkado, eyadoo dibadeedna fanaanadu masraxa iska tuurtay, laakiin nasiib wanaag wax dhaawaca sooma gaarin.  

Ilaalada gaarkaa ee fanaanada iyo rag amaanka sugayay ayaa mar qura kusoo xoomay Beyonce, mar labaad ayayna ku laabatay masraxa si ay u dhameystirto xaflada.     

Wargeysyo dhowr ah ayaa lagu faafiyay muuqaalka fanaanada oo masraxa kasoo dhaceysa, waxeyna Beyonce ku tilmaamtay inuu ahaa nin waalan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada