Ceebta qabsatay ciidamada Kenya bal Daawo Caalamka oo aad ula yaaban 10 Wiil oo dal dhan qasaysa (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Ceebta qabsatay ciidamada Kenya bal Daawo Caalamka oo aad ula yaaban 10 Wiil oo dal dhan qasaysa (Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Warbaahinta Caalamka ugu caansan ayaa siyaabo kala duwan uga hadashay awood darida ciidamada Kenya oo la caal waayay 10 Wiil oo ay soo dirsatay kooxda Al Shabaab oo in mudo ah shacabka Somaaliyeed dhibaatooyin kala duwan ku heeyso. 


Ciidamada Milatariga Kenya oo garabsanaya dalal awood balaaran u leh ka hortaga Qaraxyada iyo afduubka ayaa dagaalkii ugu dambeeyay waxaa si Live ah looga daawanayay Telefishinada caalamka kala cararka qeeybaha kala duwan ee ciidamada Kenya iyo Beebeyaal ka soo baxsanaya goobta la isku hayo. 

Siyaasad ahaan hadaad fiiriso weerarkaan wuxuu dhabar jab weyn ku noqonayaa siyaasada iyo dhaqaaladaha dalka Kenya maadamaa dadkii u soo dalxiis tagi jiray dalkaan iyo shirkadihii dhaqaalaha gelin jiray ay nafsadooda kala baqi doonaan gudaha dalka Kenya oo noqday meel ay ka qaraabtaan maleeshiyaadka Al Shabaab. 

Dhanka Al Shabaab weerarkaan wuxuu u noqon karaa mid Caalamka oo dhan uu ugu mar marsiyoodo kuwaas oo ciidamada Kenya ku taageeri doona inay mar quraa ku yaacaan goobaha yar oo ay ku har sanyihiin maleeshiyaadka ururka Al Shabaab . 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada