Daawo:- Mohamed Assad oo ka dhawaajiyay in Shereen guur ka dalbtay xiligii uu tartanka ugu jiray Arab Idol.

Daawo:- Mohamed Assad oo ka dhawaajiyay in Shereen guur ka dalbtay xiligii uu tartanka ugu jiray Arab Idol.

daajis.com:-Xiddiga dhawaan soo shaac baxay ee u dhashay dalka Falestiin Mohamed Assaf, ayaa daaha ka qaaday hadal sir ah oo dhex maray isaga iyo fanaanada caanka ah ee reer Masar Shereen Abdul Wahaab, intii lagu guda jiray tartanka barnaamijka Arab Idol oo isagu uu ku guuleystay.

Al Fanaan Assaf ayaa yiri "Shereen waxa ay iga dalbatay guur intii tartanku socday, waxeyna ii sheegtay iney ka heshay codkeyga.  

Hadalka fanaanka ayaa waxaa daliil looga dhigayaa in inta badan Shereen ay taaageero u eheed isaga, intii tartanku socda, iyadoo aad u amaani jirtay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada