DAAWO VIDEO: Faroole oo lagu bahdilay shirkii Brussels, khudbadii uu jeediyey oo Mobile looga duubay

DAAWO VIDEO: Faroole oo lagu bahdilay shirkii Brussels, khudbadii uu jeediyey oo Mobile looga duubay

daajis.com:-Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/Raxmaan Faroole ayaa la sheegay in bahdil baahsan loogu geystay shirkii New Deal ee ka dhacay Xarunta midowga yurub ee Brussels.

halkaan ka daawo muuqaal khudabada faroole


Faroole oo kasoo qeyb galay shirkaas balse wararka qaar ay sheegayeen in loo diiday inuu khudbad ka jeediyo shirkaas ayaa waxa kaso wajahay arin uusan filaneynin oo la sheegay inuu si weyn uga carooday, isla markaana uu ku tilmaamay cunsuriyad iyo khiyaano cad oo midowga yurub ay kula dhaqmeen.

Arintan ayaana ah in Faroole uu si rasmi ah uga qudbeeyay shirkaas, balse midowga yurub ay diideen in kaamirooyin caadi ah looga duubo, taas bedelkeedana Mobile looga duubay isagoo qudbeynaya, taasoo dhalisay shaki iyo mugdi fara badan, aadna uga careysiisay Faroole iyo wafdigiisii la socday
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada