Dowlada Hoalnad ayaa shaaca ka qaaday in ay tababarayaan kooxdii ugu horeysay ee ah dooliyaal baaris ku sameeya dadka laga shakiga qabo .

Dowlada Hoalnad ayaa shaaca ka qaaday in ay tababarayaan kooxdii ugu horeysay ee ah dooliyaal baaris ku sameeya dadka laga shakiga qabo .

daajis.com:-Dowlada Hoalnad ayaa shaaca ka qaaday in ay tababarayaan kooxdii ugu horeysay ee ah dooliyaal  baaris ku sameeya dadka shakiga laga qabo .

Ciidamada Booliska ee dalkaas ayaa sheegay in dooliyaashaan lagu taba barayo gudaha magaalada Rorardaam ee dalkaasi ka tirsan.

Boolisku waxa ay xuseen in dooliyaashaani ay si toosa u howl gali doonaan marka la gaaro 2014 , waa sida ay hadalka u dhigeene.

War hore oo ay baahiyeen qaar ka mida warbaahinta caalamka ayaa lagu sheegay in 9 bishaan september ay booliska magaalada Rotardam tababar u sameeyeen shan dooli , faras iyo ey.

Haweeney ka mida dadka tababarayay dooliyaasha oo lagu magacaabo Moniikuwee ayaa sheegtay in dooliyaashasi ay urin doonaan baaruuda ka hartay xabadihii ay danbiilayaashu adeegsadeen.

Qaarada Afrika ayaa la sheegay in dooliga loo adeegsado baarista miinooyinka dhulka ku aasan.

Dooliga ayaa la sheegay in sidoo kale uu ku wanaagsan yahay  soo saarida dadka daroogada wada  ama isticmaalay oo wali ay jirkiisa ku jirto.

Wakaalada wararka u baahisa dalka Shiinaha ee Shinwaa oo baahisay warkaan ayaa waxaa booqday dad aad u fara badan oo isku wargaliyay dhacdadaan la yaabka leh.

Dooliga ayaa lagu tilmaamaa xeywaan dhib badan oo goobaha uu joogo dhibaato ka geesta gurmadkaan la filayo ayaana la ogeyn sida uu u hirgalayo.
Walow horayba loo cadeeyay inuu yahay ruufyaan si dhaqsa ah u muujiya dadka tuhunka weyn laga qabo.

DAAWO SAWIRADDA:-






_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada