Fanaanadda Fartuun Birimo oo Ka Canaysa Muuqaalo Qaawanaasho ah oo Ku Jira Hees ay Dhawaan Soo Qaday

Fanaanadda Fartuun Birimo oo Ka Canaysa Muuqaalo Qaawanaasho ah oo Ku Jira Hees ay Dhawaan Soo Qaday

daajis.com:-Fanaanadda  Fartuun Birimo Ayaa Ka Cabanaysa  Qaybo Ka  Mid ah Muuqaalo Ku Jira  Heesteeda Cusub ee   ISSASIIN JACAYL”  oo  Aniga oo Raali ka Ahayn La soo Galiyay Aalada   YOU-TUBE  KA

Fanaanadda  Fartuun Birimo  oo  Ay Ka Muuqato Caro Xoogan Ayaa  Codsatay In You-tube ka Maadaama  aan Si Buuxda  Raali Uga  ahayn

Heesta  Ay  Ka Canayso  Fanaanadda  Fartuun Birimo Ayaa  Waxaa Kula Jira oo Heesta La Qaadaya  Faanaanadka  Faysal Hanad oo  Mar ah SAYGA  Fanaanadda  Fartuun Birimo

”Aniga  Waxaan Ka  Cabanayaa  Sidoo Kalena  aan Codsanayaa In Laga  Saaro Marka Ugu Horaysa  Heesta  Aalada  You-Tube Waayoo  Waxaa  Ku Jiro Muuqaalo Kooban oo  Soo Bandhigaya Cawradeyda  Ayeey  Tiri Fanaanadda  Fartuun Birimo.

Ugudambeynti ayaa warkan waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo ay xili ay Fartuun birimo iska Soosaartay muuqaalo kan ka daran oo ay ku muujinayso caradeeda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada