Gabdhaha Soomaaliyeed oo maalmahaan cadaan guursasho bilaabay

Gabdhaha Soomaaliyeed oo maalmahaan cadaan guursasho bilaabay

daajis.com:-Dadka soomaaliyeed marka ay ka soo tageen dalkooda oo ay soo dhexgaleen bulsho kale waxaa soo baxay dhaqamo kala duwan, taasi waxaa ka mid ah inay gabdhaha Soomaaliyeed ay guursadaan niman caddaan ah, marka gabdhahaas badankooda waxay sheegtaan inay ka waayeen wiilasha Soomaaliyeed qof iyaga u qalmo.

sanadahaan dambe xaaladan aad ayay u soo badatay nimanka caddaanka aad bay u rabaan inay guursadaan gabdhaha Soomaaliyeed, marka sababaha keena inay gabar soomaaliyeed nin caddaan ay guursato waxaa la dhihi karaa niyadjab kaga timid dhanka wiilasha Soomaaliyeed iyo dhanka burburka qaranka.

waxay isleedahay dal iyo dadba waad weysayee ee nin yuusan ku seegin, sida la ogyahay guurku wuxuu ku fiicanyahay dadka isku dhaqan oo isfahmi kara, maxaayeelay meesha waxaa imanaya carruur waxaa soo dhexgalaya qaraabada ninka ioyo kuwa naagtaba, marka dad aadan la dhaqan ahayn inta badan waxaad ku jiraysaa waxaan iska jir kan iska ilaali noloshaada si fiican uma hagaagayso, marka akhristayaasha waxaan ka dalbanaynaa inay ra’yigooda ka dhiibtaan
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada