Daawo Sawirada:- Tartan loogu Magac Daray Quruxda islaamka oo ka furmay Dalka indunisia

Daawo Sawirada:- Tartan loogu Magac Daray Quruxda islaamka oo ka furmay Dalka indunisia

daajis.com:-Xili lagu wado in dalkaa u martigaliyo Tartanka Quruxda aduunka ayaa waaxa lagu furay Gudiga qaban qabada tartanka quruxda aduunka tashuush kaas oo kaga imaanaya Kooxa islaamayiin ah.

Kooxa Islaamayiin ah oo ka soo horjeeda Martigalinta tartanka Quruxda aduunka ayaa ka dhinac furay tartankaa tartan ay ugu magac dareen tartankii quruxda Islaamka waxaana ka qayb galaya 300 hawayn in ka badan.

Waxyabaha lagu tartamayo ayaa ah quruxda waxaana dhax dhaxadinaya oo qiimayn ku samaynaya gudi arimahaa loo xilsaaray kuwaas oo qaab taxadir ku jira u xulaya hayeeshee hawaynka ayaa ah kuwa asturan.

Sargaal Kooxdaa Islamaayiinta u hadlay ayaa sheegay in tartankaa uu yahay mid lid ku ah tartanka quruxda aduunka waxa uuna sheegay in ka qaybgalayaasha ka socadaan dunida daafaheeda waxa uuna ka dhacayaa Jasiirada Baali.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada