Daawo Video:- Heesta Beereey oo Noqotay Hadalheynta Isbuuca ee Fanka

Daawo Video:- Heesta Beereey oo Noqotay Hadalheynta Isbuuca ee Fanka

daajis.com:-Maalmahan danbe waxaa soo ifbaxaya fanaanin da'yar kuwas oo soo saray heeso muujinaya casriga cusub qaabka loo duubay iyo Musikadaba, hadaba waxaa labadaan maalmood ayaa waxaa hawada ka qabsaday dhalinyarada fanan da'yar kaaso oo lagu magacaabo Aweys Cali Shaambi kaaso soo saray heeso dhoow ah iyada uu noqday fananka ugu mashquulka badan dhanka soo sarida heesaha waxaa imika door bidnay heesta ay dadka badankooda la dheceen ee ah Beereey taaso noqotay mid Isbuucan aanu kujiro laga daawaday Youtube.
Heestan ayaa ah mid taabaneysa Magaalada Muqdisho meelo kamid ah iyada oo lagu laray laxan aad u macan oo ah xamari , waxaa kaloo ay heesta leedahay jiidasho dhanka qaab ciyaareedka fananka kaaso aad ay ula dheceen bulsha weeynta Soomaaliyeed.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada