DAAWO VIDEO:-Muqdisho hadii aad shalay ku ogeyd burbur maanta waa sidaan

DAAWO VIDEO:-Muqdisho hadii aad shalay ku ogeyd burbur maanta waa sidaan

daajis.com:-Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu arkayaa gawaari nuucyadii ugu dambeeyay ee caalamka laga isticmaalo kuwaa oo aad ugu soo madanaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Shacabka Muqdisho ayaa ku damaashaadaya Wadooyinka waaweyn ee halboowlaha u ah isu socodka Gawaarida iyo Dadweynaha taa oo amcnaheedu yahay in amaanka Magaalada ay soo hagaageeyso.

Amaanka Mqudisho waxuu ka soo hagaagayaa siduu uu ahaan jiray ayadoo xoogaa cabsi dhanka in gawaarida laga iska dhaco ay taa meesha ka baxday oo haatan uu jiro ilaada wadooyinka iyo ciidamo boolis ah oo daadsan wadooyinka Muqdisho ee nala daawo Damaashaadka Shacabka Muqdisho iyo Wadooyinka waaweyn ee Magaalada.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada