Daawo:- Hay’ada International Crisis Group Oo Uga Digtay DAGAALO Maamul Beeleedka Garowe

Daawo:- Hay’ada International Crisis Group Oo Uga Digtay DAGAALO Maamul Beeleedka Garowe

daajis.com:-Warbixin ay soo saartey Hay’adda La Socodka Xasaradaha Caalamka ee International Crisis Group (ICG) ayaa lagu xusey in doorashooyinka madaxtinimada maamul goboleedka Puntland ee dhici doona bisha January ay sababi karaan xiisado dhanka beelaha ku saleysan iyo in Dagaalo ka Dhacaan.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada