DAAWO VIDEO:- ANIGA WAXAAN AHAY FANAANAD COD WANAAGSAN LAAKIIN DADKA AYAA NACEB

DAAWO VIDEO:- ANIGA WAXAAN AHAY FANAANAD COD WANAAGSAN LAAKIIN DADKA AYAA NACEB

daajis.com:-Fanaanad  Da’yar ee  Soomaaliyeed  Ayaa  Ka Cabanaysa  Fool Xumo  Ilaahey  uu u Abuuray  Iyadoo Sheegtay  In Codkeeda  uu  aad  u Macaan yahay Balse  Dadka  Ay Neceb Yihiin Muuqaalkeeda”
Fanaanaddan oo aaney dad badan Aqoon ayaa waxaa lagu magacaabaa Ubax Cowlo, Waxay  Hoosta  Ka Xariiqday In Ay Joojin Doonto Heesaha  Muuqaalka  In Mudo ah Si  Ay  Dib U Habeen Ugu Sameyso Muuqaalkeeda






_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada