Daawo Heesta:- What does the fox say oo noqotay hees aad looga daawaday barta Internet-ka

Daawo Heesta:- What does the fox say oo noqotay hees aad looga daawaday barta Internet-ka

daajis.com:-Bard Ylvisaker iyo Vegard Ylvisaker oo majaajilistayaal u dhashay dalka Norway ayaa  ayaa waxay qoreen isla markaana qaadeen hees ay ugu tala galeen barnaamijka caruurta heestaas iyo buugeeda oo loo bixiyay "What does the fox say" ayaa noqotay mid aad looga daawado adduunka oo idil laguna faafiyay dhammaan baraha bulshada ay ku wadaagaan video-yada.

TVNORGE oo ah TV laga leeyahay Norway ayaa 3-dii september barta YouTube soo geliyay oo illaa iyo hadda ay daawadeen 292,210,946 halka ay 2,638,797  oo kale ay jeclaatay ama ay (like) dhaheen.

Sanadkii hore dhammaadkiisii ayay ahayd markii Gangnam Style ay noqotay hees aad looga daawaday adduunka oo dhan.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada