Daawo:-Isku aadka ama Qori tuurka koobka Aduunka oo maanta la sameenayo & Dalal caan ah oo isku dhici doona (2014 FIFA World Cup News)

Daawo:-Isku aadka ama Qori tuurka koobka Aduunka oo maanta la sameenayo & Dalal caan ah oo isku dhici doona (2014 FIFA World Cup News)

daajis.com:-Maanta oo Jimce ah ayaa lagu wadaa in magaalada Costa Do Sauipe ee dalka Brasil lagu sameeyo Isku aadka ama Qori tuurka koobka Aduunka oo ay u soo baxeen 32 dal oo ka kala socda Qaaradaha Aduunka (FIFA World Cup 2014 in Brasil) .

Qaarada Yurub oo ay ka socdaan dalalka ugu badan ee Koobka Aduunka ka qeeyb galaya waa 13-Dal. Dhanka Qaarada Africa ayaa sanadkaan waxaa u matalaya 5-Dal. Koonfur America waxaa ka socota 6-dal. Waqooyiga America waxaa iyana ka socda 4-Dal. Dhanka Qaarada Asia waxaa sanadkaan ka imaaday 4-Dal.

WADAMADA WORLD CUP 2014 U SOO BAXAY EE MAANTA LA ISKU AADINAYO AYAA KALA AH SIDATAN :


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada