Ugaar Ah Haweenka :- Ka Taxdira - Haweenka Sigaarka Caba waxaay u sahlan yahiin in uu xeylka ama Dhiiga joogsada.

Ugaar Ah Haweenka :- Ka Taxdira - Haweenka Sigaarka Caba waxaay u sahlan yahiin in uu xeylka ama Dhiiga joogsada.

daajis.com:-Ugaar Ah Haweenka:- ka taxdira  Haweenka SIgaarka Caba waxaay u sahlan yahiin in uu xeylka ama Dhiiga joogsada.

*HAweenka sigaarka caba waxaay halis uyahiin inuu xaylka ka joogsada ama (menopause), arintaa ayaa waxaa lakulmey Dr.Volodymyr madaxa cilmi baarista oo wax kadhiga jaamacada  Hong Kong, ee Cina.

*Dvornyk iyo tiimkiisa ayaa waxey baaritaan ku sameeyeen 6.000 oo haween ah ku waas oo kasoo kala jeeda wadama As, Polandia, Turki iyo Iran, dirataas haweenka ah ma ahan oo kaliya in ay gaalinta koobaad ay soo galeen kuwa xeylka ka istaaga xiliga da'dooda ay gaarta 46-51 sanno.

*laakiin badalkeeda  Haweenka sigaarka caba waxaa uu ku dhacaa xeyl istaaga ama dhiga oo ka joogsada da'dooda markaay gaarta 43-50 sanno.

*Menopause  ama heyl istaaga waa marka haweenka ka istaaga ama ka dhamaado heylka ama dhiiga waa xiligga ay dhalmada joojisa. 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada