DAAWO VIDEO: Maxaa dib loo helay oo ka cusub magaalada Muqdisho

DAAWO VIDEO: Maxaa dib loo helay oo ka cusub magaalada Muqdisho

daajis.com:-Guud ahaan Wadanka Somalia ayaa tan iyo burburkii dowladii melateriga aheyd ee uu hogaaminayay alaha u naxariistee Mahamed Siyaad Barre kadib laga waayay nidaam dowladeed iyo Astaamihii Wadankeena uu caan ku ahaan jiray.

Magaalada Muqdisho waxaa haatan lagu arkayaa ama laga maqlayaa waxyaabo badan oo dib u soo noqonaya iyo arimo waa hore u dambeeyay oo dib loo arkaya ee nala daawo arintani waa hore u dambeeysay oo haatan dib loo helay.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada