DAAWO VIDEO:- Ninkii ugu horeeyay oo Wadno Artifishaal ah lagu rakibay

DAAWO VIDEO:- Ninkii ugu horeeyay oo Wadno Artifishaal ah lagu rakibay

daajis.com:-Dhaqaatiirtan u dhalatay Faransiiska, ayaa Nin mudo xanuunsanayay ka badalay Wadnihiisa iyagoona ku rakibay Wadno kaloo macmil ah oo ay iyaga sameeyeen.

"Bukaanka xaaladiisa Caafimaad waa mid soo hagaageysa maalinba maalinka ka danbeysa, waxa uu noo sheegay inuu dareemayo Caafimaad" sidaa waxaa yiri dhaqtarkii Bukaankan ku rakibay Wadnaha Macmalka ah.

Qaliinkaan Wandaha Macmalka ah loogu rakibay bukaankaan oo qaatay in ka badan 10 saac, ayaa waxaa ka qeyb qaata ilaa 16 dhaqtar, waxaana Qaliinkooda uu kusoo dhamaaday Guul.

Qaliinkaan ay ku guuleysteen dhaqaatiirta Faransiiska, ayaa noqon doona Qaliinkii ugu horeeyay Dunida ee qof nool lagu rakibo Wadno Macmal ah, waxaana horay u dhici jirtay in qofka loo Galiyo Wadno kaloo Bini'aadan, lakin tan waa mid ku cusub dunidan aan ku noolnahay.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada