Liiska 55ta Xiddig Ee U Sharaxan Line-upka Sannadka Adduunka Ee FIFPro World XI Oo La Dhameystiray.

Liiska 55ta Xiddig Ee U Sharaxan Line-upka Sannadka Adduunka Ee FIFPro World XI Oo La Dhameystiray.

daajis.com:-FIFA ayaa daaha ka qaaday 15ka weeraryahan ee u sharaxan abaalmarinta line-upka sannadka adduunka ee FIFPro World XI, iyadoo ay hogaaminayaan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.

Waxaana ku dhawaaqista musharaxiinta weeraryahanada line-upka adduunka ay dhameystireysaa 55ta ciyaaryahan ee u sharaxan line-upka sannadka adduunka ee lagu dhawaaqi doono 13ka Janaayo marka Ballon d’Or la bixinayo.
19 ka mid ah 55ta ciyaaryahan ee u sharaxan line-upka sannadka adduunka waxa ay ka ciyaaraan Spain, waxaana abaalmarintii sannadkii hore ee line-upka sannadka adduunka uu guud ahaan kawada koobkaan ciyaartoy ka ciyaarta La Liga.
Liiska Mushaharaxiinta Line-upka Sannadka Adduunka ee FIFPro World XI 2013:
Goolhaye: Gianluigi Buffon (Italy, Juventus); Iker Casillas (Spain, Real Madrid CF); Petr Cech (Czech Republic, Chelsea FC); Manuel Neuer (Germany, FC Bayern München), Víctor Valdes (Spain, FC Barcelona)
Daafac: David Alaba (Austria, FC Bayern München); Jordi Alba (Spain, FC Barcelona); Dani Alves (Brazil, FC Barcelona); Leighton Baines (England, Everton FC); Jérôme Boateng (Germany, FC Bayern München); Ashley Cole (England, Chelsea FC); Dante (Brazil, FC Bayern München); Mats Hummels (Germany, Borussia Dortmund); Branislav Ivanović (Serbia, Chelsea FC); Philipp Lahm (Germany, FC Bayern München); David Luiz (Brazil, Chelsea FC); Vincent Kompany (Belgium, Manchester City FC); Marcelo (Brazil, Real Madrid CF); Pepe (Portugal, Real Madrid CF); Gerard Piqué (Spain, FC Barcelona); Sergio Ramos (Spain, Real Madrid CF ); Thiago Silva (Brazil, Paris St-Germain FC); Raphaël Varane (France, Real Madrid CF); Nemanja Vidić (Serbia, Manchester United FC); Pablo Zabaleta (Argentina, Manchester City FC)
Khadka dhexe: Xabi Alonso (Spain, Real Madrid CF); Gareth Bale (Wales, Tottenham Hotspur FC/Real Madrid CF); Sergio Busquets (Spain, FC Barcelona); Steven Gerrard (England, Liverpool FC); Andrés Iniesta (Spain, FC Barcelona); Isco (Spain, Málaga CF/ Real Madrid CF); Mesut Özil (Germany, Real Madrid CF/Arsenal FC); Andrea Pirlo (Italy, Juventus); Marco Reus (Germany, Borussia Dortmund); Franck Ribéry (France, FC Bayern München), Arjen Robben (Netherlands, FC Bayern München); Bastian Schweinsteiger (Germany, FC Bayern München); Yaya Touré (Côte d’Ivoire, Manchester City FC); Arturo Vidal (Chile, Juventus); Xavi (Spain; FC Barcelona)
Weerar: Sergio Agüero (Argentina, Manchester City FC); Mario Balotelli (Italy, Manchester City FC/AC Milan); Edinson Cavani (Uruguay, SSC Napoli/Paris Saint-Germain FC); Diego Costa (Spain, Club Atlético de Madrid); Cristiano Ronaldo (Portugal, Real Madrid CF); Didier Drogba (Côte d’Ivoire, Shanghai Shenhua FC/Galatasaray SK); Radamel Falcao (Colombia, Club Atlético de Madrid/AS Monaco FC); Zlatan Ibrahimovic (Sweden, Paris Saint-Germain FC); Robert Lewandowski (Poland, Borussia Dortmund); Mario Mandžukić (Croatia, FC Bayern München); Lionel Messi (Argentina, FC Barcelona); Neymar (Brazil, Santos FC/FC Barcelona); Wayne Rooney (England, Manchester United FC); Luis Suárez (Uruguay, Liverpool FC); Robin van Persie (Netherlands, Manchester United FC)
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada